Ku soo dhawoow Photoshop Practical Design Course – koorso si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan Photoshop iyadoo loo marayo mashruucyo dhab ah oo la taaban karo. Koorsadani waxay kugu bari doontaa sida loo isticmaalo dhammaan qalabka (tools) Photoshop adigoo sameynaya mashaariic hal-abuur leh sida:
ID Card Design
Business Card Design
Facebook Cover Design
Posters & Flyers
Invoice & Letterhead Design
Info Posts
Cap & Mug Mockups
Certificate Design
Car Branding Design
Iyo mashruucyo kale oo badan oo xiiso leh!
Waxaad baran doontaa sida loo abuuro naqshado xirfadaysan adigoo fahmaya qaabka saxda ah ee loo adeegsado qalabka Photoshop, sida Layers, Pen Tool, Text Tool, Color Settings, Effects, iyo Filters.
Koorsadani waxay ku habboon tahay:
Bilowga raba inay bartaan Photoshop si dhaqso ah
Kuwo hore wax u bartay oo raba xirfad shaqo iyo naqshad abuur sare
Freelancers raba inay shaqo ka helaan online ama bilaabaan ganacsi naqshadeynta ah
Koorso dhamaystiran oo af Soomaali ku baxaysa!
Ka faa’iidayso fursaddan si aad u noqoto naqshadeeye xirfad leh